kaawiyadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)Wax kaawiyad jactad kaga bi'in.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaawiyadee ↴
feero [m.dh] (-ooyin, m.l)
Qalab bir ah, gacan la qabto leh, oo dharka lagu kaawiyadeeyo; kaawiyad.
kaawiyadayn [m.f.dh]
eeg kaawiyadee.
kaawiyadeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la kaawiyadeeyay ahaansho.
kaawiyad [m.dh] (-do, m.)
1. Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo, si jactadka looga bi'iyo. 2. ld kaawi¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg