kulsamays
(m.l) (-lal ..., m.l)(fiis.) Tamarta la sii daayo ama la nuugo marka hal mooloo iskudhis ahi ka samaysmo curiyayaasha uu ka koobanyahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kulsamays ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg