kululaansho
(m.l)ld kululaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kululaansho ↴
diir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.
kulkululaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kulkululaan.
kululaan [m.f.dh]
eeg kulul. ld kululaansho.
qandiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax in yar kululaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg