kuusni
(m.dh)ld kuusnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuusni ↴
kuusnaan [m.f.dh]
eeg kuusan². ld kuusnaansho, kuusni.
kuus [m.l] (-sas, m.l)
1. Wax buuran ama qaab kankoonsan leh. 2. K. lacag ah: lacag badan oo wax qiimo leh goysa.
kuus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Wax badan meel yar isugu keenid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg