maajeen
(m.l)Midab guduud boor xigeen ah oo ay lo'du yeelato.
maajeen
(m.dh)Naq badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maajeen ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg