Site icon Qaamuus

jawaabta

maamulid
(m.dh)

ld maammulid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maamulid

maammulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maammul². ld maammul¹ (2), maamul¹, maamulid.

aqool [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
1.(f.g) Dad badan cunto u qaybin. 2.(f.g) Wax dad badan ka dhexeeya maamulid. 3. (f.mg) Iyadoo hawl maalmeed la soo dhammeeyay guri u soo noqosho.

dhaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Wax biyo ku nadiifin. 2. Si wanaagaan wax u maamulid. 3. Wax meel fog geyn.

dhaqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qmay, -qantay; -qmi)
1. Nijaaso, wasakh iwm mayrmid. 2. Wax midab leh fasakhmid. 3. Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid. 4. Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho. 5. Ku dh.: guri iwm ku noolaan.

sin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay, -intay; -imi)
1. Laba wax ama ka badan isla ekeysiin. 2. Saf iwm qallooc ka bi'in. 3. Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.

xukun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay; -umi)
1. Wax maamulid. 2. Cid go'aan maxkamadeed ku qaadid.

maamul [m.l]
ld maammulid.

maamul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
ld maammul².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version