mutux
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)1. M. ah: qof qaawan. 2. M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin. 3. M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax¹.
mutux
(Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1) (-xay; -xday)Is m.: hadal aan asluub iyo xishood lahayn ku hadlid; is-giriirixin. ld matax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mutux ↴
ismutux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Meel fagaara ah, keli ahaan fikrad aan lagula qabin isla soo taagid.
ismutuxi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qof meel aan looga baahneyn isa soo taagid.
ismutuxid [m.f.dh]
eeg ismutux. ld ismu-tuxis².
ismutuxin [m.f.dh]
eeg ismutuxi. ld ismu-tuxis¹.
ismutuxis [m.l]
ld ismutuxin.
ismutuxis [m.l]
ld ismutuxid.
matax [m.l]
ld mutux¹.
matax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld mutux².
mataxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld mutuxan.
mataxnaan [m.dh]
ld mutuxnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg