Site icon Qaamuus

jawaabta

naa'ib
(m.l) (-byo, m.dh)

1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naa'ib

naa'ib [m.l] (-byo, m.dh)
1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.

waali [m.l] (-iyo, m.dh)
Nin madax ka ah qaybaha dal u qaybsamo midkood; naa'ib beeldaaji; barasaab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version