naanni
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Meel la dhisay oo dhoobo laga sameyey oo marka xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo, berked yar; dar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naanni ↴
dannaanni [m.l]
ld danaani¹.
dannaanni [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nyay, -niday; -nyi)
ld danaani².
dannaanniyid [m.dh]
ld danaanyid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg