nohnoh
(m.l)1. Socod deg-deg ku jiro oo nafley gaajaysan ama harraadani ay samayso marka ay u jeedaan meel biyo ama cunto leh. 2. N. ah: wax mataatax noqday.
nohnoh
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-hay, -htay)Wax mataatax noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nohnoh ↴
nohnohid [m.f.dh]
eeg nohnoh².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg