nuud
(m.l)(c.nafl.) Liid hilib ah oo isku xira xiniinyaha iyo futada xayawaanka lab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuud ↴
qunuud [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(dii.) Duco la raaciyo salaadda subaxa, haddiise dhibaato timaadana la raacsho salaadaha kale.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg