Site icon Qaamuus

jawaabta

ololi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Dab olol u yeelid. 2. Wax dab qabadsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ololi

ololid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg olol².

ololin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ololi.

xabaalnololi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid nool aasid.

xabaalnololin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabaalnololi.

awlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Geel badan si wadajir ah u ololid.

babbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si dab loo ololiyo ama wax kulul loo qaboojiyo, hawada ku xeeran babbis ku dhaqdhaqaajin.

bololid [m.f.dh]
eeg bolol². ld bolol¹ (3).

dhololid [m.f.dh]
eeg dholol.

galoof-olol [m.l]
1. Ololidda neef geel ah oo guran oo u olola sida neef irmaan oo ubad u xiranyahay. 2. ld galoof-ololid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version