Site icon Qaamuus

jawaabta

oofwareen
(m.l) (-nno, m.dh)

Cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oofwareen

qaarjeex [m.l]
Cudur sambabada caaliriya oo leh xummad iyo qunfac daran; oofwareen.

jeeniwareen [m.l]
(daaw.) Xanuun xummad iyo qufac leh oo inta badan hargab xumaaday reebo; oofwareen.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version