qaal
(m.dh)1. Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay. 2. Dhegaha ariga. 3. ld qaali.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaal ↴
xaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xaabo cunid (nafley). 2. Wax qaali ah ama wax aan qaali ahayn, urursasho. 3. Wax ururin. 4. Qashin iyo wax u eg cunid.
yaaquud [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Nooc ka mid ah dhagxaanta qaaliga ah oo dhawr midab oo kala duwan u sii kala baxa.
qaaddi [m.l]
ld qaalli.
qaalaamarogad [m.l]
ld qaalmarrogasho.
qaalaamarrogasho [m.dh]
ld qaalmarrogasho.
qaalaamarrogo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
ld qaalmarrogo.
qaalalyo [m.dh]
Caloosha oo kacda ama dacaroota oo sida wax laqanyaysan ay xooluhu la noqdaan, marka ay cunto ama biyo iska badshaan.
qaalalyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qaalalyo ku dhicid (xoolo). ld qaalalyow.
qaalalyoobid [m.dh]
ld qaalalyood.