qabaanqab
(m.l)Ci'iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waayaan arigii ay ku jireen. ld qawqab¹.
qabaanqab
(m.dh)Jaadadka carsaanyada nooc ka mid ah.
qabaanqab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)Ri'arigii ay ku jirtay ka luntay ama laga saaray ci'badan iyo dhaqdhaqaaq sameyn. ld qawqab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabaanqab ↴
qabaanqabid [m.f.dh]
eeg qabaanqab³. ld qawqabid.
qawqab [m.l]
ld qabaanqab¹.
qawqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld qabaanqab³.
qawqabid [m.dh]
ld qabaanqabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg