qabalaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax qablax ah ahaansho (qof). ld qablaxsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabalaxsan ↴
qabalaxsanaan [m.f.dh]
eeg qabalaxsan. ld qabalaxsanaansho, qablaxsanaan, qablaxsanaansho.
qabalaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qabalaxsanaan.
qablaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld qabalaxsan.
qablaxsanaan [m.dh]
ld qabalaxsanaan.
qablaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qabalaxsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg