qurunsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax qurmay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurunsan ↴
qurunsanaan [m.f.dh]
eeg qurunsan. ld qurunsanaansho.
qurunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qurunsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg