raarac
(m.l)1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.
raarac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -rici)Wax meel sare ka soo laallaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raarac ↴
laallaad [m.l]
Ka raaracidda wax meel sare ka raaracaan.
laallaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Wax meel sare ka raaracid.
raaracan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay)
ld raa-racsan¹.
raaracan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
ld raa-racsan².
raaracmid [m.dh]
ld raaracsamid.
raaracnaan [m.dh]
ld raaracsanaan.
raaracnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld raaracsanaan.
raaracsad [m.l]
ld raaracsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg