ruuxi
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Waxyaalaha qarsoon ee dadku aaminsan yihiin jiritaankooda.
ruuxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nafley dhimanaysa naf ka dhawrid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruuxi ↴
dhaqan [m.l]
1. Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed. 2. Asluub.
nolosha ruuxiga ah [m.dh]
1. Mid la xiriirta ama u dhow nolosha ruuxiga oo ku xiran noocyada ama dano qoto dheer. 2. Waxaan ahayn walxaha oo ah dabeecada ruuxiga.
ruuxin [m.f.dh]
eeg ruuxi².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg