Site icon Qaamuus

jawaabta

ruxo
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-xday, -xatay)

1. (f.g) Qof, wax hilasho. 2. (f.g) Qof, haan caano ku lulasho. 3. (f.mg) Wax iskood u lulasho ama gilgilasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruxo

kilkil [m.l]
Ruxidda si xoog ah wax loo ruxo.

ruxasho [m.f.dh]
eeg ruxo. ld ruxad.

wiifow [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Geed wareegsan oo fardo qoryo ah iyo kuraas lagu fariisto leh oo carruurta lagu ciyaarsiiyo. 2. Kursi meel ka laallaada oo carruurta lagu ruxo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version