saafan
(m.dh)Nooc kalluun ka mid ah.
saafan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fmay, -fantay; fmi)Hilib wax saaf laga dhigay noqosho.
saafan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)Hilib wax saaf laga dhigay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saafan ↴
saafnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saafan³. ld saafnaansho.
joometeriga saafan [m.l]
(xis.) Barashada shaxanno joometeriyeed iyo xoodad iyada oo la isticmaalayo habdhis kulan iyo habab aljebareed; joometeriga kaart.
sargaf [m.l]
Hilib saafan oo la dubay; naas.
saaf [m.l]
1. S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey. 2. ld saafid.
saaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Hilib jiir ah balballaarin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg