saajac
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-cyo, m.dh)S. ah: qof dhiiran oo aan cabsan; geesi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saajac ↴
saajacnimo [m.dh]
Saajac ahaansho.
saaj [m.l]
ld saad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg