sabci
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Sacabbo isla dhicid. ld sacbi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabci ↴
sabcin [m.f.dh]
eeg sabci. ld sabcis, sacbin, sacbis.
sabcis [m.l]
ld sabcin.
sacbi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld sabci.
sacbin [m.dh]
ld sabcin.
sacbis [m.l]
ld sabcin.
sab [m.dh]
1. Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan. 2. Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
sab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg