soomaali
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Luqadda soomaalida u gaarka ah.
soomaali
(m.dh)Dadka Soomaaliya deggen ama ku hadla af-soomaaliga.
Keyboard Maxaa lagu dhahaa Af Soomaali?*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Soomaaliya*
Soomaaliya, si rasmi ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waa waddan ku yaal Geeska Afrika. Dalku waxa uu xad la wadaagaa Itoobiya galbeed, Jabuuti waqooyi-galbeed, gacanka cadmeed waqooyi, badweynta Hindiya oo bari ah, iyo Kenya oo ka xigta koonfur-galbeed. Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer badweynta Afrika waana halka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Aaladqoro
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soomaali ↴
a [m.dh]
(a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.
b [m.dh]
(ba') Xarafka labaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.
o [m.dh]
(o') Xarafka shan iyo tobnaad ee
xuruufta af soomaaliga ah, waana shaqal.
s [m.dh]
(sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee
alifka soomaaliga, waana shibbane.
l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.
m [m.dh]
(ma') Xarafka saddex iyo tobnaad ee
xuruufta af soomaaliga, waa shibbane. ma'
n [m.dh] (na')
Xarafka afar iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.
r [m.dh]
(ra') Xarafka toban iyo toddobaad ee
xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.
w [m.dh]
(wa') Xarafka kow iyo labaatanaad ee
alifbada af soomaaliga waana shibbane.).
x [m.dh]
(xa') Xarafka laba iyo labaatanaad ee
alifka soomaalida, waana shibbane.