taabbaqaadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg taabbaqaad. taabbaqaad
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taabbaqaadid ↴
taabbaqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Qaangaarid. 2. Wax, wax ku ool ah noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg