ulayn
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg ulee. ld ulays.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ulayn ↴
taakulayn [m.dh]
ld taakulid.
tabaabulayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaabulee. ld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn.
ulays [m.l]
ld ulayn.
uulayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uulee.
bulayn [m.f.dh]
eeg bulee.
cuquulayn [m.f.dh]
eeg cuqulee.
dharbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Biyo yar wax ku qoyn. 2. Qof ulayn. 3. ld dharki.
dheryadhulayn [m.f.dh]
eeg dheryadhulee. ld dheryadhulays.
dhuxulayn [m.f.dh]
eeg dhuxulee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg