Site icon Qaamuus

jawaabta

waalli
(m.dh)

1. Cudur kasta oo kartida wax lagu kala garto baabi'iya, dhantaala ama wax u dhima. 2. (-iyo, ml.) Gogol ka samaysan weylo yaryar hargahooda layskuna tolo; weylaalis.

waalli
(m.dh)

(daaw.) Isbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo aan dhammayn iskuna xirneyn; abbaaridda dhabta oo beddelan; iyo jawaab celin caadifi ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waalli

waalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
1. Qof waalli hayso ahaansho. 2. U w.: cid wax si xad dhaafa ah u jecel ahaansho.

isdhaaf [m.l]
1. Waalli. 2. I. ah: laba addin oo aan isku dhinac ahayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version