wacadfur
(m.l)Wacad la dhigtay oo la jabsho.
wacadfur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Ku w.: ballan adag oo la galay ka bixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wacadfur ↴
wacadfurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wacadfur². ld wacadfuryo.
wacadfuryo [m.dh]
ld wacadfurid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg