wacadfurid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg wacadfur². ld wacadfuryo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wacadfurid ↴
wacadfuryo [m.dh]
ld wacadfurid.
wacadfur [m.l]
Wacad la dhigtay oo la jabsho.
wacadfur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ku w.: ballan adag oo la galay ka bixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg