Site icon Qaamuus

jawaabta

xaasi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Nafley tabardaran daryeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaasi

nacab [m.l]
1. Cadow; xaasid. 2. Qof aan naxariis lahayn.

xaasid [m.dh]
Xaas noqosho, yeelasho.

xaasid [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-diin, m.dh)
Qof aan jecleyn in ay cid aan isga ahayn wax u kordhaan.

xaasid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaas².

xaasid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld xasad².

xaasidad [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate] (-do, m.dh)
Haweeney xaasid ah.

xaasidnimo [m.dh]
Xaasid ahaansho.

xaasil [m.l] (-llo, m.dh)
Wax la kala jaray inta soo harta; baaqi.

xaasin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaasi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version