Site icon Qaamuus

jawaabta

xabawar
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Xoolo cidda laga wada oo meel naq leh la geeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabawar

xabawari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo iyadoo aan la nasin socod dheer oo aan kalago' lahayn wadid.

xabawarin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabawari. ld xabawaris.

xabawaris [m.l]
ld xabawarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version