Site icon Qaamuus

jawaabta

xabbisid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xabbis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabbisid

huuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel aan dabayl lahayn dhigid. 2. Cid xabbisid.

xabbis [m.l] (-syo, m.dh)
Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.

xabbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Qof xabsi gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version