Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dabaylwac
damqid  ld danqid.
damqin  ld danqin.
damqo  ld danqo.
damrad  Waran dhego leh oo libaax badeedka lagu ugaarsado.
damradayn  eeg damradee.
damradee  Libaax badeed iwm damrad ku dhufasho.
damuuji  Indho, in yar isku qabasho.
damuujin  eeg damuuji.
damuuqsad  ld damuuqsasho.
damuuqsasho  eeg damuuqso. ld damuuqsad, damuuqsi.
damuuqsi  ld damuuqsasho.
damuuqso  Indho, in yar isku qabasho.
dan  1. Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa. 2. D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin. 3. Bannaan.
dan1  Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den. dan-lahelay  D. ah: guntiino ama saddex-dhudood haweenku qaadan jireen. ld dal-lahelay.
danaag1  Waxtar; dheef. danaag2  Meel bannaan oo kayni ku wareegsantahay. danaagax  Gogol yar. ld danagax.
danaani  U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
danaani1  1. Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm. 2. Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm. 3. Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni¹. danaani2  Qar, derbi iwm dhawaaq soo celin. ld dannaanni². danaanin  eeg danaani. ld danaano.
danaano  La safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is haya middood; hiilo. ld danaanin.
danaanyid  eeg danaani². ld dannaanniyid.
danab1  1. Biriq. 2. Birdanab. 3. Qof ama wax dadka soo jiita. danab2  (fiis.) Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama mid qulqulaya. danab-soocid  Maxsuulka falgalka kiimikaad kana dhasha qulqul danab oo dhexmaraaya gudbiye-milme. Raadkani waxa uu abuuraa aayano u kala socda dhinaca qotinada.
danabayn  eeg danabee.
danabaysan  Wax la danabeeyey ahaansho (bir).
danabaysnaan  eeg danabaysan. ld danabaysnaansho.
page : 45 of 218
<< < 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 > >>

 

Exit mobile version