Dan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.l)1. Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa. 2. D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin. 3. Bannaan.
Dan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
DHADAN-DHATO*
SOCOD BARAD
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dan ↴
aadaminnimo | aadane | aaddan | aaddan | aaddan | aaddanaan | aaddanaansho | baabasiir | caabbin | caabbiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg