Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: waddoohiye
seegeysasho  eeg seegeyso. ld seegeysad, seegeysi.
seegeysi  ld seegeysasho.
seegeyso  Shahwo iska keenid.
seegid  eeg seeg.
seego  Galmo la'aan qof shahwo isaga keeno.
seegseeg1  1. Qof nolosha ku fashilay. 2. Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon. 3. Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso. seegseeg2  Nolol ku fashilid (qof). seegseegid  eeg seegseeg². seeji lg2 (-iyay, -isay) Cid wax gefsiin.
seejin  eeg seeji. ld seejis.
seejis  ld seejin.
seeme  Billaawe weyn oo lagu dagaallamo; golxob.
seemid  eeg seen².
seemman  1. Ari ama lo'wax aan geeso lahayn ahaansho. 2. Madax wax timaha laga xiiray ahaansho. 3. Cayaar carruureed qof, wax la taabtay ahaansho.
seemmanaan  eeg seemman. ld seemmanaansho.
seemmanaansho  ld seemmanaan.
seen1  1. Kabaha la tolay jaanta ugu horraysa ee qofka cagtiisa lagu cabbiro. 2. S. ah: koombo iwm oo waxa ku jiraa afka la siman yihiin. seen2  1. Cayaar carruureed qof, wax la taabtay noqosho. 2. Madax, wax timaha laga xiiray noqosho. 3. Dhir laamaheeda la simay ahaansho. seenlaawe  S. ah: weel waxa ku jiraa afkiisa ayna ka sarreyn.
seenyo  Neef ari ama lo'ah aan geeso lahayn.
seenyoon  Ari, wax aan geeso lahayn ahaansho.
seenyoonaan  eeg seenyoon. ld seenyoonaansho.
seenyoonaansho  ld seenyoonaan.
seeqaan  ld jeegaan.
seer1  1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa. 2. Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo). seer2  1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq kala qaybisa u samayn. 2. Cid mingis, boorane iwm ka muddeyn. ld seeree. seeraar  Ka s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid. seeraari lg2 (-iyay, -isay) Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan muuqan ugu dhacaan, wax dheer oo soke dusha ka marin.
seeraarid  eeg seeraar.
seeraarin  eeg seeraari. ld seeraaris.
seeraaris  ld seeraarin.
seeran  1. Dhul iwm wax xuduud leh ahaansho. 2. Dhul wax xirmaysan ahaansho. 3. Cid wax mingis, boorane iwm laga tumay ahaansho.
page : 45 of 118
<< < 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 > >>

 

Exit mobile version