Seer

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa. 2. Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).

Seer

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq kala qaybisa u samayn. 2. Cid mingis, boorane iwm ka muddeyn. ld seeree.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seer

abaaseere | abbaseere | antaro | dareerka dhiigga | digniin kamadambeys ah | hadhaaseera | qaran | saranseer | saranseer | saranseerid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg