Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qaqaan
aqoonxumi  ld aqoonxumaan.
aqoonxumo  ld aqoonxumaan.
aqoonxun  Qof aan cilmi badan lahayn ahaansho.
aqoonyahan  Qof aqoontiisa cilmiyeed sarraysa.
aqoonyahannimo  Aqoonyahan ahaansho.
aqsayn  eeg aqsee. ld asqayn.
aqsaysan  ld asqaysan.
aqsaysii  ld asqaysii.
aqsaysiin  ld asqaysiin.
aqsaysnaan  ld asqaysnaan.
aqsaysnaansho  ld aqsaysnaan.
aqsee  ld asqee.
aqso  ld asqo.
aqsoo  ld asqoo.
aqsoobid  ld asqood.
aqsood  ld asqood.
aqsow  ld asqoo.
aqyaar1  ld ikhyaar¹. aqyaar2  ld ikhyaar². aqyaarayn  ld ikhyaarayn.
aqyaaree  ld ikhyaaree.
aqyaarnimo  ld ikhyaarnimo.
ar  ld waryaa.
araaji  eeg arji.
araanjo  Liimo-xaali.
araarayn  eeg araaree.
araare  1. Kala joojinta iyo maslixidda dad dagaalamaya. ld araari.
araaree  Dad dagaalamaya kala joojin.
araari  Wadiiqo yar oo u dhexeysa laba dhisme, laba beerood, ama laba xero iwm.
araasi1  Orod iyo ci'uu sameeyo sac dhalay marka uu u soo socdo dhashiisa. ld insaarax¹.
page : 53 of 75
<< < 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 > >>

 

Exit mobile version