Araasi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Orod iyo ci'uu sameeyo sac dhalay marka uu u soo socdo dhashiisa. ld insaarax¹.
Araasi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Sac markaa dhalay meeshi uu dhashiisa ku ogaa aadid isagoo orod iyo ci'sameynaya. ld insaarax².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga araasi ↴
araasiyid | faraasilad | faraasilo | insaarax | waraasi | Baraasiil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg