daruur-buureed (c.cimi.) Daruur ka samaysanta dhinaca dugaalka ah ee buurta ama figta gunburta.
daruur-hoose (c.cimi) Nooc daruur hoose ah oo ka kooban lakab iskumid ah, oo la moodo dhado dhulka kor uga kacday.
daruurad ld daruurasho.
daruuran Wax daruur leh ahaansho.
daruurasho eeg daruuro². ld daruurad.
daruurayn eeg daruuree.
daruuraysasho eeg daruurayso.
daruurayso 1. Cir, daruur yeelasho. 2. Meel naq leh u guurid. 3. Kabo, laammo iwm daruur u yeelasho.
daruuree Neef daruuro gelin.
daruuri1 D. ah: wax nolosha aanay ka maarmin. daruuri2 1. Isu d.: arrin ama meel si geesinnimo iyo degdeg leh u gelid. 2. U d.: wadaan, weel iwm ceel si degdeg ah ugu ridid. daruurid eeg daruur4.
daruurin eeg daruuri².
daruurnaan eeg daruuran. ld daruur---naansho.
daruurnaansho ld daruurnaan.
daruurnugul Daruur weyn oo hoos yeelata aanse di'in.
daruuro1 Siriqda loo yeelo xarig wax lagu qabanayo. daruuro2 Kabo, maro iwm liid qurxan ku tolasho. darwiish Mid ka mid ah ciidankii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee u dagaallami jirey xornimada Soomaaliyeed.
darxad Tarash; xiddo.
darxadayn eeg darxadee.
darxadee Maro darxad u yeelid.
darxumayn eeg darxumee.
darxumaysad ld darxumaysasho.
darxumaysan Wax darxumo hayso ahaansho.
darxumaysasho eeg darxumayso. ld darxumaysad, darxumaysi.
darxumaysi ld darxumaysasho.
darxumaysnaan eeg darxumaysan. ld darxumaysnaansho.
darxumaysnaansho ld darxumays- naan.
darxumayso Wax darxumo la kulmid.
page : 58 of 218
<< < 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 > >>