Daruuro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Siriqda loo yeelo xarig wax lagu qabanayo.
Daruuro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Kabo, maro iwm liid qurxan ku tolasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daruuro ↴
uugaan | uugaan | biriq | cadar | carooti | daruurasho | daruuree | duufaan-onkodle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg