Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qaqaan
aroos2  1. (f.g) Laba qof oo isguursaday xaflad iyo damaashaad samayn. 2. (f.mg) Nin, naag guursasho. aroosad  Haweenay ku jirta toddobaadkii ugu horreeyey aqalgalkeeda. ld caruusad.
aroosgal1  ld aqalgelid. aroosgal2  ld aqalgal². aroosgeli  ld aroosi.
aroosgelid  ld aqalgelid.
aroosgelin  ld aroosin.
aroosi  U a.: qof guurkiisa tabaabusheyn. ld aqalgeli, aroosgeli.
aroosid  eeg aroos². ld aroos¹ (1), aroosgal¹, aroosgelid.
aroosin  eeg aroosi. ld aqalgelin, aroosgelin.
arraajo  Areebo; basari.
arrad1  1. Xaaladda uu ku suganyahay qof dharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay. 2. ld arradid. arrad2  Qof, xaalad dharki uu xirnaa duugoobay ama jeexjeexmay ku sugnaan. arrad-tir1  ld arratir¹, arratirid. arrad-tir2  ld arratir². arrad-tiran  ld arratiran.
arrad-tirasho  ld arratirasho.
arrad-tirid  ld arratirid.
arrad-tirnaan  ld arratirnaan.
arrad-tirnaansho  ld arratirnaan.
arrad-tiro  ld arratiro.
arradan  Wax arrad hayo ahaansho.
arradbax1  1. Helidda dhar arrad looga baxo. 2. ld arradbixid. Dhar arradka looga baxo. arradbax2  Dhar arradka looga baxo helid. arradbaxsan  Wax arradbaxay ahaansho (qof).
arradbaxsanaan  eeg arradbaxsan. ld arradbaxsanaansho.
arradbaxsanaansho  ld arradbaxsanaan.
arradbixi  Qof arradbax siin.
arradbixid  eeg arradbax². ld arradbax¹ (2).
arradbixin  eeg arradbixi.
page : 59 of 75
<< < 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 > >>

 

Exit mobile version