arraajo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Areebo; basari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arraajo

areebo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Naag karti xun oo aan nadiifin karin jirkeeda, gurigeeda iwm; basari; baali; arraajo.

basari [m.dh]
Baali; areebo; arraajo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg