Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
gelmidhabad  ld gelmidhabash.
gelmidhabasho  eeg gelmidhabo. ld gelmidhabad, kelmidhabad, kelmi- dhabash.
gelmidhabo  Gelmi saynta isaga cayrin (xoolo). ld kelmidhab.
gelmihaadsasho  eeg gelmihaads.
gelmihaadso  Gelmiga iyo takarta iyo qaniinka kale iska eryi.
gelniin  ld geli.
gember  ld gamba.
gembi1  1. Dagaal weyn oo lagu hoobto. 2. ld gembiyi. gembi2  1. Wax afrogid. 2. Dagaal ku kicid. ld gambi. gembin  ld gembiyi.
gembis  1. ld gembiyid. 2. G. ah: aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan.
gembisan  Wax la gembiyey ahaansh.
gembise  1. Aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan. 2. Saab dharka la uuminayo la dul saaro. 3. Sati aabbur leh o hilibka kumbiska ah lagu keydiyo. ld gambis.
gembisnaan  eeg gembisan. ld gambisnaan, gambisnaansho, gembis- naansh.
gembisnaansho  ld gembisnaa.
gembiyid  eeg gembi². ld gambi¹, gambin, gambis, gambiyid, gembi¹, gembin.
gemboon  Wax afka loo rogay ahaansh.
gemboonaan  eeg gemboon. ld gemboonaansh.
gemboonaansho  ld gemboonaa.
gen  ld gan.
genan  ld gana.
genasho  ld ganash.
gendi  (c.nafl.) Diqsi weyn oo dhiigga dhuuqa oo laga helo Afrika kana tirsan qaybta “golossina” loo yaqaan “tsé-tsé” oo caarad dheer afka ku leh, maalintii ayuu naaslayda dhiigga ka dhuuqaa, waxayna u gudbiyaan deriskunool keena cudurka hurdada badan. ld gand.
geni  1. Lacag dahab ah oo Ingiriisku samayn jirey waayadii hore. 2. Lacag waraaq ah oo u dhiganta labaatan shilin. ld gin.
genid  ld gani.
gennaan  ld gannaa.
gennaansho  ld gannaa.
geno  ld gan.
gensasho  eeg genso. ld gansash.
genso  Wax ka shakiyid ama qoonsasho. ld gans.
page : 60 of 102
<< < 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 > >>

 

Exit mobile version