Gembi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dagaal weyn oo lagu hoobto. 2. ld gembiyi.


Gembi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

1. Wax afrogid. 2. Dagaal ku kicid. ld gambi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gembi

afgembi | afgembin | afgembiyid | aqalsoomaali | cadaadis-beege | firee | firow | gambi | gambin | gambis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg