gam'id eeg gama'². ld gama'¹ (2.
gam'in eeg gam'i.
gam'iwaa (1) Hurdada oo la iska waayo.
gam'iwaa (2) Hurdo iska waayid.
gam'iwaayid eeg gam'iwaa.
gama' (1) 1. Gelidda la galo hurdo. 2. ld gam'id.
gama' (2) Hurdo geli.
gama'san Wax hurdo galay ahaansho.
gama'sanaan eeg gama'san. ld gama'sanaansho.
gama'sanaansho ld gama'sanaa.
gama'sii Nafley hurdisiin.
gama'siin eeg gama'si.
gamaamad (1) 1. Dedidda wax la qarinayo wax kale lagu dedo. 2. ld gamaamadid. ld gamaamud.
gamaamad (2) Wax la qarinayo dedid. ld gamaamud.
gamaamadan Wax la gamaamaday ahaansho. ld gamaamuda.
gamaamadid eeg gamaamad². ld gamaamad¹, gamaamamud¹, gamaa- mudi.
gamaamadnaan eeg gamaamadan. ld gamaamadnaansho, gamaamudnaan, gamaamudnaansh.
gamaamadnaansho ld gamaamad -naa.
gamaamud (1) ld gamaamad.
gamaamud (2) ld gamaamad.
gamaamudan ld gamaamada.
gamaamudid ld gamaamadi.
gamaamudnaan ld gamaamadnaa.
gamaamudnaansho ld gamaamad- naa.
gamaanyo Lulmo; hurd.
gamaanyoo Gamaanyo dareemi.
gamaanyood eeg gamaanyo.
gamaar (1) 1. Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay. 2. Gubashada wax ay aad u gubtaan. 3. ld gamaari.
gamaar (2) 1. Dambas noqosho (dab). 2. Si ba'an u gubash.
gamaari 1. Wax dambas ka dhigid. 2. Wax si ba'an u gubi.
<< < 599 600 601 602 603 604 605 606 607 608 609 > >>