geshiino Dhixidda safar meel habeen ku dhex.
geshiisho ld gashiish.
geshin Ladnaan; baraaro. ld gashin, geshi.
gesi ld gis.
gesiimasho eeg gesiimo. ld gasiimash.
gesiimo Cunto cunid. ld gasiim.
gesiin Cuntada dadka iyo duunyaduba quutaan. ld gasii.
gesiir Xarig dun ah, si gaar ah loo sooho, cabbaadyo ama kuul yaryar midabo kala duwan leh lagu mardimeeyo oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld gasii.
gesireeb Geed weyn oo qodax iyo caleemo yaryar leh iyo salweyn oo xoogga.
gexgex Cod lagu muujiyo qof lagu qoslayo si joogta a.
gexgexlayn eeg gexgexle.
gexgexlee Si xoog leh u qosli.
gey Guur u qalmi.
geyaan ld gayaa.
geydhe 1. Nooc aqab ka mid ah. 2. Qurac iyo maraa mirohood.
geyeysii Cid dhibaato badid. ld gayeysii, geyoodsi.
geyeysiin eeg geyeysii. ld gayeysii.
geyfan U. g: hawl qabashadeed, wax u diyaar ah ahaansh.
geyfanaan ld geyfnaa.
geyfanaansho eeg geyfnaansho. ld geyfnaa.
geyfanow Wax hawl qabashadeeda u diyaar ah noqosho. ld geyfno.
geyfnaan eeg geyfan. ld geyfanaan, geyfanaansho, geyfnaansh.
geyfnaansho eeg geyfnow. ld geyfanaansh.
geygeysiin eeg geyeysii. ld gayeysiin, geyoodsii.
geyi Dhul; dal. ld gayi, giy.
geyid eeg ge.
geylaami Wax culus xoog u tuuri.
geylaamin eeg geylaami. ld geylaami.
geylaamis ld geylaami.
geylaan1 Dhicidda wax culusi dhulka xoog ugu dhacaa.
page : 62 of 102
<< < 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 > >>