Geylaan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Dhicidda wax culusi dhulka xoog ugu dhacaa.
Geylaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Timo aad u dheer sida kuwa fardaha guudkooda ka bax.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geylaan ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

