cidhif ld cirif.
cidhif-birlabeed (fiis.) Dacallada birlabta ee u muuqda in xoogagga birlabeed ay ka unkamaan.
cidid eeg cid².
cidla' Meel aan cidna degganeyn ama joogin. ld cidlo.
cidla'joog Ugaar. ld duurjoog (1).
cidlajoog Nafley la rabbaysna.
cidlayn eeg cidlee.
cidlee 1. Meel cidla'ka dhigid. 2. Wax baylah ka dhigid.
cidlo ld cidla'
cidloo Wehel la'aan dareemid.
cidloobid eeg cidlow.
cidlood eeg cidloo.
cidlow Meel, wax cidla'ah noqosho.
cidmid eeg cidan².
cidnaan eeg cidan³. ld cidnaansho.
cidnaansho ld cidnaan.
cif ld cifo.
cifasho eeg cifo. ld cifid, cigasho, cigid.
cifid ld cifasho.
cifo Hanti luntay ama baabba'day beddelkooda helid. ld cif, cig, cigo.
cifriid ld cirfiid.
cig ld cifo.
cigaal1 Xarig dun madow ka samaysan oo cimaamadda madaxa lagula xajiyo. cigaal2 Tuuryo meel dheer ku dhacda. cigaal3 Tuuryo meel dheer ku dhicid. cigaalid eeg cigaal³.
cigan1 1. C. ah: dhul geed qodxeedku ku badan yahay. 2. Dhul leh dhir aan weli la daaqin. cigan2 Meel, wax geedo leh oo aan la daaqin noqosho. cigan3 Weel, wax hoore laga buuxiyey ahaansho. cigasho ld cifasho.
page : 66 of 95
<< < 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 > >>