Cigan

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. C. ah: dhul geed qodxeedku ku badan yahay. 2. Dhul leh dhir aan weli la daaqin.


Cigan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-maday, -matay)

Meel, wax geedo leh oo aan la daaqin noqosho.


Cigan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

Weel, wax hoore laga buuxiyey ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cigan

cigmid | cignaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg