Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: giraan
humbuluuluqid eeg humbuluuluq². ld hambalaalaqid.
humbuqo Laalaabka tolmada xumi maryaha u yeesho; canyayuub.
humburuq Nooc qoolleyda ka mid ah oo yaryar.
humhumasho eeg humhumo.
humhumo Maro duug ah toltolasho.
humid eeg hun².
hummaag Muuqaal aan si fiican loo arag.
hummaagsad ld hummaagsasho.
hummaagsasho eeg hummaagso. ld hummaagsad, hummaagsi.
hummaagsi ld hummaagsasho.
hummaagso Wax aan si fiican u muuqan eegid.
hummaaji Wax cid u baacin si loo cabsi geliyo.
hummaajin eeg hummaaji. ld hummaajis.
hummajis ld hummajin.
humo Maro duug ah tolasho.
hun (1) Maro aad duug u ah.
hun (2) Maro duug ah tolid.
hundho Gobaha qoriga ka samaysan.
hundhur (1) Madax foorarinta qof madaxa hoos u foorariyo murugo ama ciil dartiis.
hundhur (2) Qof madaxa hoos u foorarin ciil ama murugo dartiis.
hundhurid eeg hundhur².
hundhursad ld hundhursasho.
hundhursan Wax hundhura ahaansho (qof).
hundhursanaan eeg hundhursan. ld hundhursanaansho.
hundhursanaansho ld hundhur-sanaan.
hundhursasho eeg hundhurso. ld hundhursad, hundhursi.
hundhursi ld hundhursasho.
hundhurso Ciil murugo darteed madaxa hoos u foorarin (qof).
hundo Dhul carrasan ah, hawd ahayn, leh bannaanno, kuro, togag, biyaqabatinno, iwm.
hundud Cid hoos u foorarid. ld rundud.
<< < 759 760 761 762 763 764 765 766 767 768 769 > >>

 

Exit mobile version